Templates by BIGtheme NET

Muqdisho: Taliye ku xigeenkii Ciidamada NISA oo is-casilay

Taliye kuxigeenkii Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaraka ee dhanka howl galada C/salaan Yuusuf Guuleed ayaa iska casilay xilkii uu hayay, isagoo istiqaaladiisa is casilaad u gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Taliye kuxigeenka ayaa shaaca ka qaaday inuu is casilay, isagoo aan sheegin sababaha uu isku casilay, hase ahaatee waxaa u mahad celiyay shaqaalihii iyo Mas’uuliyiintii la soo shaqeysay.

Taliska Hoggaanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa leh dhowr hoggaan oo kala duwan, waxaana tan iyo markii loo magacaabay Taliye cusub, waxaa socday is bedelo lagu sameynayay.

Halkan hoose ka akhriso warqada is casilaada

315 total views, 3 views today

Total Views: 315 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful