Templates by BIGtheme NET

Wasiirka Warfaafinta, oo xaqiijiyey in Xeerka Saxaafadda Soomaaliya Dib u eegis lagu sameynayo. Apr 29, 2017 –

Muqdisho, 29 April 2017 – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay.Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta kala hadlay muhiimada xeerka saxaafadda iyo in Dowladdu ay diyaar u tahay in xeerka uu noqdo mid ay suxufiyiintu ku qanacsan yihiin oo dib u eegis lagu sameynayo.Wasiirka, ayaa ka codsaday suxufiyiinta Soomaaliyeed, bulshada rayidka ah, dhammaan qeybaha bulshada, hay’adaha caalamka ee taageera warbaahinta Soomaaliya iyo beesha caalamka inay tallooyinkooda sida ugu dhaqsiyaha badan noogu soo gudbiyaan si loo tixgeliyo oo loogu daro dib u eegista xeerka saxaafadda.

525 total views, 6 views today

Total Views: 525 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful